Daawo:Baardheere wasiirka Cafimaadka Jubaland oo Sheegay inay Itoobiya sugayso amnigiisa

wasiir

Wasiirka caafimaadka Jubbaland Mursal maxamed ciise oo booqasho kuyimmid Magalada Baardheere ee gobolka gedo ayaa waxuu Amaan kala dul dhacay Ciidamada Amisom isagoo sheegay inaysan la aantood aysan macquul ahaan lahayn inaan yimaadaan Baardheere.

Wasiirka caafimaad ayaa soo hadal qaadin Ciidamada Xooga dalka soomaliya ee Kusugan Magaalada Baardheree iyo guud aahan Gobolka gedo oo suga maanka Magaalooyinka joogaan, waxuuna Hadalkiisa u eg yahay Hadaladii Madaxda Jubbaland ee looga soo Horjeedo Ciidamada Xooga dalka Soomaliya

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.