Wararka
- Daawo:Musharax Madaxweyne Jubbaland Eng Cali Jaamac oo lagu soo dhaweeyey Maanta Garabaharey
- Dekada Boosaaso oo Xiran Maalintii Labaad
- NISAoo fulisay hawgal lagu dilay maleeshiyaad Alshabaab ka tirsan
- Daawo:Kulan looga hadlaayo wax soo saarka beeraha oo lagu qabtay degmada Baardheere.
- Shaqaalaha wasaaradda Dastuurka ayaa maanta ka qaybgalay barnaamijka isxilqaan
Akhriso:War-Murtiyeed ka soo baxay Shirka Madasha Guddiyada Dastuurka ee Heer Federaal iyo Heer Dawladaha Xubnaha ka ah Dawladda Federaalka.
- Updated: 11th October 2018

Magaalada Garoowe ee Xarunta maamul Goboleedka Puntland waxaa Maanta lagu soo geba gabeeyay shirweynaha Arrimaha Dastuurka kaas oo mudo laba Maalin ah ka socday Magaaladaas.