Muuqaal:Wasiir Kaliil oo sheegay in ammaanka degmada Baardheere uu yahay mid wanaagsan oo la isku haleyn karo.

Wasaaradda Amniga dowlad-goboleedka Jubbaland Maxamed Cabdi kaliil oo shir Jaraa’iid u qabtay Warbaahinta qayba heeda kala duwan ayaa ka warbixiyay xaalaadaha guud ee deegaanada Jubbaland gaar ahaan gobolka Gedo.
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Amniga dowlad-goboleedka Jubbaland ayaa sheegay in Ammaanka deegaanada Jubbaland ay aad u wanaagsantahay gaar ahaan gobolka Gedo oo waayadii ugu dambeeyay ay ka socdeen Howl-gallo lagu sifeynayo Malleeshiyaadka Al shabaab.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.