gedotimes.com
Daawo:Waare oo Sheegay Barlamaanka Hirshabele inaysan ahayn sida kuwa Axmed Madoobe
Madaxwaynaha maamul Gogoleedka Soomaliyeed ee Hirshabeele ayaa mar uu waramaayey Wariyaha RTN Cabdishakuur Shaashaa ayaa ka hadlay Mooshinkii kalsooni kala noqoshada ee laga keenay Madaxwayne waare…