Al-Shabaab oo lagala wareegay deegaanno hois taga Jalalaqsi

Ciidammada Xoogga dalka Soomaliya Deegaano hoostaga Degmada Jalalaqsi ayay kala waregeen Maleeshiyaadka Al-Shabaab oo in muddo ah Deegaanadaas kusugnaa.

Ciidammada Xooga dalka Soomaliya ayaa waxay wadeen hawgalo looga siyeynayo Alshabab Gobolka Hiiraanka taas oo guula isdaba joog ah ka gareen walina ay sii daba jogaan baxsadka maleeshayaadka Alshabab.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.