Sawiro:Shirkii Dib eegista Dastuurka oo In lagu qabto Kismaayo ladiiday ayaa kasocda Garoowe

Magaalada Garoowe waxaa ka furmay Shirka dib u eegista Dastuurka Soomaaliya oo la tashi lagala sameynayo xubnaha dowlad gobaleedyada u qaabilsan Dastuurka, Shirkaan ayaa markii hore waxa uu qorshuhu ahaa in lagu qabto Magaalada Kismaayo balse waxaa diiday Axmed Madoobe hadaana Shirkaan loo wareejiyey Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Puntland.

Gudiga dastuurka dowladda Federaalka somaaliya ,kuwa maamul Goboleedyada iyo gudiga dib u eegista dastuurka madaxa banaan ayaa shalay soo Gaarey Caasimada Puntland Ee Garoow.
gusdiga

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.