Daawo:Xuska Maalinta Midnimada Jarmalka Oo Lagu Qabtay Muqdisho

germnay

Xuska Maalinta Midnimada Jarmalka ayaa waxaa Lagu Qabtay Xarunta Midowga Yurub ee Magaalada Muqdisho, waxaana Munaasabada Midowga labada Jarmal ka qayb galay Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, Wasiiro, xildhibaano iyo masuuliyiin ka socota Dowlada Soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.