Daawo:Xaaf oo ka gaabsaday inuu Qalbi dhagax ka raali galiyo Sidii ay ula dhaqan tahay Galmudug

xafsade

Cabdikariim Shiiq Muuse qalbi dhagax ayaa waxuu soo gaaray Magalada dhuusamareeb xarunta maamulka Galmudug waxuuna kulan laqaatay Madaxwaynaha Galmudug Xaaf, Qalbi dhagax ayaa umahadceliyey Bulshada Dhuusamreeb sida ay usoo dhaweeyeen.

Madaxwayne Xaaf oo kulankaas dhexmaray isaga iyo Qalbi dhagax ayaa ka gaabsaday inuu Qalbi dhagax ka raali galiyo sidii ay Galmudug ula dhaqantay badalkeena waxuu sheegay xaaf kusoo dhawaado Dhuusamareeb Bulshada qaybaheedana la kulmo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.