Daawo:Camay oo sheegay Baco Dhib nagu haya ayaa Nooga yimaada Somaliland

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar (Camay) ayaa magaalada Garoowe ka daah furay Shirkad cusub oo samaynaysa Salado lagaga kaaf-toomayo isticmaalka bacaha ayaa waxuu sheegay in Puntland ka kaaftoomayso Bacaha dhibaatada nagu haya oo nooga imaanaya Hargeysa.

Madaxwayne Kuxigeenka Puntland Camay ayaa waxuu faray Laamaha amniga inay qabtaan baha nooga imaanaya Somaliland dukaankii lagu qabtana hala ganaaxo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.