Akhriso:Muqdisho Warsaxafadeedkii kasoo Baxay Shirkii wada tashiga beelaha Daga Jubbaland

jubalab

Magaalo Madaxda Soomaliya ee Muqdisho ayaa waxaa ka dhacay Shir ay isugu yimaadeen qaar kamida Beelaha Daga Jubbaland kaas oo ay ka qayb galeen Xildhibaano. Wasiiro, Waxgarad, Aqoon yahano, Haween iyo dhalinyaro.

Shirkaan ayaa waxaa looga hadlay Xaalada ay kusugan tahay Maamul goboleedka soomaliyeed Jubbaland sida Amniga, Ladagaalanka kooxda argagixisada Alshabab iyo isbadalada kasocda Juubaland oo ugu horayso doorashada Madaxwaynaha oo lafilaayo inay dhacdo 2019.

Hoos ka akhriso war murtiyeedkii kasoo baxay shirkaax


Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.