Daawo:Xafiiska dhulbiinta oo laga furay Magaalada Kismaayo

kismayo

Magaalada Kismaayo ee xarunta ku meelgaarka ah ee Jubbaland ayaa waxaa laga furay Xafiis arrimaha dhulallka la xirrira sida dhul bixinta,sharciyeenta iyo xalinta khilaafaadka ee kusaabsan arrimaha dhulalka oo maanta xafiisyadii ay ku shaqeeyn lahaayeen oo uu daah furay kusimaha madaxweynaha ahna madaxweeyne kuxigeenka 1-aad ee Jubbaland Mudane Maxamuud sayid Aadan.
Munaasabada Waxaa goob joog ahaa wasiiro qaar kamida xildhibaanada jubbaland aqoonyahanno iyo marti sharaf kale.

Waxaan la ogayn in xafiiskaan wax ka badalayo Dhulalkii laysku haystay iyo kuwii laga boobay shacabka Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.