Daawo:Wadayaasha Mooto Bajaajta iyo Aqoon yahano Fikirkooda ka dhiibtay amarkii Yariisoow

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa soo saaray wareegto lagu mamnuucayo in laga soo dejiyo dekedda iyo dhammaan soohdimaha dhulka ee magaalada Muqdisho gaadiid Mooto Bajaajka ah oo cusub.

Hadaba dadwaynaha isticmaalaa iyo waxay fikirkooda ka dhiibteen sida ay arkaan amarka kasoo baxay Gudoomiyaha gobolka Banaadir Yariisow waxaa dadkaas kamida Garyqaan Cali Shiiq Aadan Yusuf (Cali somali)

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.