gedotimes.com
Daawo:Somaliland oo sheegtay inay ka tanaasulayso Goono goosiga
Ergayga Somaliland u qaabilsan wadahadallada Dowladda Federaalka Soomaaliya edna aadan ayaa sheegtay in Somaliland ay diyaar u tahay inay dib ula midowda Soomaaliya.