Daawo:Musharaxiinta Puntland ayaa laga mamnuucay inay khudbadoohada kusoo bandhigaan barxadaha

puntland

Dhawaan ayaa Puntland waxaa ka dhacaya Doorashada Madaxwaynaha Puntland taas oo dhici doonta bisha kowaad ee sanadka 2019, Amar kasoo baxay Maamulka Gobolka Karkaar ayaa waxaa Musharaxiinta Madaxwaynaha Puntland looga Mamnuucay inay Taageerayaashooda kula Hadlaan Barxadaha Magaalada Qardho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.