Sawiro:Kismaayo Aqoon yahano Shir aan caadi ahayn ku yeeshay

kismayo

Magaalada Kismaayo Xarunta ku meelgaarka ah ee maamulka Jubbaland ayaa waxaa Kulan ku yeeshay aqoon yahano Kulankaan oo ka dhacay Bartamaha Magaalad Kismaayo ayaa waxay Aqoonyahanadaan Kala duwan ee kusugan Magaalada Kismaayo kawada Hadleen sidii ay uga qayb qaadan lahaayeen Samafalka.

Aqoon yahanadaan ayaa kulankooda kadib waxay booqasho ku tageen Goobwayn oo ah xarun loo dalxiistago waxayna kamid tahay meelaha ugu quruxda badan ee Soomaliya ilaahay ku manaystay.

Magaalada Kismaayo iyo Guud ahaad soomaliya ayaa waxaa ka jira baahi wayn oo loo qabo dad ka qayb qaata arimaha Bulshada Ha ahaato Caafimaadka, waxbarshada, Biyaha,ka hortaga abaaraha iyo masiibooyinka Dabiiciga.

kismayo

kismyo

kismayo
kismayo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.