Akhriso:Jadwadka Doorashada Madaxwaynaha Galmudug oo Dib loo Dhigay

Warqad kasoo Baxday Baarlamaanka Galmudug ayaa waxaa lagu shaaciyey in dib loo dhigay Waqtiga ay dhacayso doorashada Madaxwaynaha Galmudug, dib dhacaan doorashada Madaxwaynaha Galmudug ayaa waxaa sabab looga dhigay codsi ka yimid Musharaxiinta Madaxwaynaha Galmudug kuwaas oo codsaday in maalmo dib loogu dhigo si ay usoo gudbiyaan Codsiyadooda laxriira Musharaxnimada Madaxwaynaha Galmudug.
Hoos ka aqriso.
galmudug

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.