gedotimes.com
Dhageyso+Sawiro:CeelCade Cambaarayn loo Jeediyey Dowlada Kenya iyo Baaq Loo diray Dowlada Somaliya
Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland ayaa waxuu Cambaareeyey Duqayn Xalay ay diyaaradaha dagaalka kenya ka geysteen gobolka Gedo, Duqeynta ayaa waxaa ay ka dhacay Magaalada CeelCade oo dhawaan weerar k…