class="post-template-default single single-post postid-45935 single-format-standard">
Gedo Times

Daawo:Madaxwayihii Fashilmay ayaa u suxul duubaaya sidii uu Gabre Kusoo celin lahaa

xasan

Magaalada Muqdisho waxaa lagu daahfuray xisbiga midowga nabadda iyo horumarka oo hor boodayao madawaynihii Hore ee somaliya Xasan Shiiq Gadaalna ay Ka riixayaan Siyaasiyiinta Xanaaqsan, Shacabka oomaliyeed ayaa waxaay wali xasuusan yihiin dhibaatadii Xasan shiiq ugaystay asagoo cadowgii Soomaliyeed oo ugu Horeeyaan ajaanib uu kamid yahay Gabre kusoo xareeyey Madaxtooyada soomaliya.

Xasan shiiq ayaa waxuu asaga iyo kuwa kale ee xisbigaan Furtay doonayaan in dalka Soomaliya dib loogu celiyo taariiqdii Madoobeed ee Xasan shiiq kaga tagay oo kamid ahaayeen Shaqalaha Dowlada oo sanado mushaar qaadan, Gabdhii Soomaliyeed oo loo Beecgeeyey Dalka Sacuudiga Musuq maasuq Baahuyey Hay’adaha Dowlada Soomaliya iyo kuwa badan oo halkaan lagu soo koobi Karin.

Kala soo xeriir Shabakada Gedo Times Cinwaankan hoose

gedotimes1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.