Askar Booliiska Itoobiya oo Addis Ababa Isku laayey

itoobiya

Magaalo Madaxda Dalka Itoobiya ee Addis Ababa waxaa lagu dilay labo askari oo ka tirsan Ciidanka Booliska Itoobiya Dilkaas ayaa waxaa Gaystay Askari kale oo Qabro Ka dhargalay asagiina Goobta dilka Ka dhacay ayaa lagu Dilay sida ay sheegayaan Masuuliyiinta Ciidanka Booliska Itoobiya.

Dilalka Noocaan ah oo kale ayaa marar Badan waxay ka dhacaan dalka Itoobiya waxaana loo sababeeyaa Qamrada oo meelkasta oo Itoobiya kamida laga helo ayadoo qiimaheedu Hooseeyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.