Waxgarad Ka tacsiyadeeyey allaha Unaxariisto Liibaan Cabdi Cilmi Gidir oo ku geeriyootay Dalka Maraykanka

liiban

Inaa lilaahi waa in ilaahi raajucuunn dadkaan hoos ku qoran Iyo kuwa kalaba waxay ka tacsiyadeenayaan geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Allaha u naxariistee Liibaan Cabdi Gidir oo ku geeriyootay Dalka Maraykanka waxayna ilaahay ugu baryayaan in janadii fardowsa ka waraabiyo dambigiisana dhaafo.

waxayna tacsi tiinranyale u dirayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed, eheladii uu ka dhintay in ilaahay samir iimaan ka siiyo janadii fardowsa ka waraabiyo AAMIIN.

Cabdulaahi Jimcaale faarax
Cabdinuur Shidane Yusuf
Farax Diiriye awal
Xasan Xalane
Cabdirishiid Cali Mire
Xasan Cabdi kulan
hire Cali Mire
Cabdi farax Xirsi
Nabdoon Cabdulaahi aadan nuure
Deeqa Xaraare
Aamino axmed
Boosteeyo giije
Cambaro Giiji
Deeqa Giijo
Maxamed Xasan Xalane
Maxamed Cabdinuur shidane
Galad Cali caabi
Cali shidane
Maxmed Cabdulaahi jimcaale
Shamso daahir Food
Axmed Cabdirisaaq xaajow
Cabdi Shukri Shiiq axmed
Daahir Geele
aadan Cabdiqaadir qoorwaa
Maxamed Cabdiqaadir Qoorwaa
nuur salaad shidane yuusuf
shukri aadan jimcaale
ubax axmed xuseen
Iido galad faarax
nasteex maxamed farax

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.