Daawo:Jaaliyada Mareeykanka ee Jubbaland oo Axmed Madoobe kabaha Kula Tuntay

kulan ay ku yeesheen dalka Marayakanka Jaaliyada Soomaliyeed ee kasoo Jeeda Jubbaland ayaa waxay dhaliil iyo Cambaaray dusha ugu Tuureen Hogaamiyaha Fashilmay ee Axmed Madoobe kaas oo 6 sano Kismaayo dhinacna u dhaafi waayey.

Jaaliyada Jubbaland ee Maraykanka ayaa waxay Sheegeen Hogaamiye Axmed madoobe inuu ku fashilmay Hogaanka Jubbaland waxuuna Dhibaatooyin kala duwan u gaystay Shacabka Jubbaland kuwaas oo isugu jira Dil dhac iyo Boobid hantida shacabka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.