Akhriso:Aqalka Sare oo ku Gacan seeray waraaq Qol Kismaayo ku yaala kasoobaxday

rage

Waraaq kasoo baxday qol kismaayo ku yaala oo uu qoray Cabdi Raage oo lagu sheegay War-saxaafadeed ay soo saareen Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada dalka ayaa waxaa walaac looga muujiyey Warmurtiyeed Maalin ka hor ay soo saareen Xildhibaanada Aqalka Sare oo looga hadlay khilaafka xiliigaan u dhaxeeya Madaxda Dowlad goboleedka Galmudug sidii lagu xalin lahaa.

War saxaafadeedka uu soo saaray Cabdi Raage oo lagu sheegay inay soo saaraan dowlad goboleedyada ayaa waxa ay ku sheegeen in Aqalka Sare ay hareermareen qodobadii ka soo baxay Shirkii Kismaayo sigaar ah qodobkiisa.

Hadaba Aqalka Sarre ee soomaliya ayaa ku gacan seeray waraaqda qol kismaayo Ku yaala uu ku qoray Cabdi Raage ayagoo sheegay inaysan marti cidna ugu ahayn xalinta qilaafka udhaxeeya Madaxda Galmudug.

war

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.