Daawo:Bananbax Lagaga Soo Horjeedo Kufsi Ka Dhacay Cali Sabiix Ee Dalka Djibouti

kufi

Magaalada Cali Sabiix ee dalka Jabuuti ayaa waxaa ka dhacay Bananbax looga soo Horjeedo kufsi loo gaystay Mahado Daahir oo Maydkeeda laga Duleedka Magalada Cali sabiix, dadkaan bananbaxaya ayaa waxy siteen Boorar ay ku qoran yihiin Masawirada Mahado waxayna dalbanayeen in sharciga la horkeeno dadkii ka dambeeyey Dilka iyo kufsi Mahado Daahir.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.