gedotimes.com
Daawo:Aqalka Sarre waa in qilaafka Madaxda Galmudug si dag daga loo dhameeyaa
Gudiga Joogtada ah ee Golaha Aqalka Sare ee Soomaliya ayaa waxay si deg deg ah ugu baaqeen in la dhameeyo Xiisadaha Siyaasadeed ee haatan ka dhex taagan Madaxda Maamulka Gal-Mudug.