Akhriso: Magacyada Shacab Dhac iyo Xarig u Gaystay Wasiirka Amniga jubaland

indhakorey

Wasiirka Amniga Maamulka Jubbaland Cabdirashiid Nuur “Janan” ayaa waxaa lagu eedeeyey inuu dhac iyo Xarig u gaystay labo nin oo ganacsadeyaal ah oo kamida Shacabka Gobolka Gedo labadaan Ganasade oo lakala Yiraahdo Babanaaye Macanlin ibraahim oo ah nin ganacsade ah oo goobtisii ganacsiga laga xiray gari u lahana oo ah nooca Toyota Parado ayaa laga qafaashay dagmada doolow somalia ayadoo lagu aday hawlgalki malin dhawayd ka dhacay Duleedka Baladxaawo Walina loo ma soo celin.

Maxamed cabdixaas oo ganacsade ah waxaa uu ku xiran yahay dagmada Doolow Soomaliya garigiisii oo ahaa nooca Xamuulka qaada ee loo yaqaano UD waxaa Xoog ku haysta oo lawaregay Askarta Wasiirka Amniga Jubbaland Janan.

Dhacaan ay Gaysanyaan Askarta Daacada u ah Wasiir Janan ayaa ahayn Markii u horaysay ee waxaa Marar Badan dhacday Dilal kala duwna iyo Masaafurin loo gaystay Buslada Ku sugan Degmooyinka Baladxaawo, Luuq iyo Doolow.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.