Dad Oromo ah oo Lagu dilay Magaalada Boosaaso

oromo

Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga maamul goboleedka Soomaliyeed ee Puntland ayaa waxaa ka dhacay dil loo gaystya dad Kasoo Jeeda Qowmiyadda Oromada ee ku sugan boosaaso, wararka Ka imaanya Boosaaso ayaa waxay sheegayaan in Labo qof oo Oromo ah Magaalada Boosaaso lagu dilay waxaa kaloo jira dhaawac aan tiradooda wali laxaqiijin.

Dilkaan loo gaystay oromada ayaa waxaa ka dambeeyey rag Hubaysan oo wali lashaacin waxay yihiin wallow ay goobtii dilka ka gaysteen ay ka baxsadeen. Ciidmada Aminaga Magaalada Boosaaso ayaa waxay gaareen goobta dilka uu kadhacay oo udhow Dekada Magaalada boosaas.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.