Daawo:Balanbal oo lagu qabtay Bandhiga buuggeedka Garnaqsiga

Degmada Balanbal ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa lagu qabtay bandhiga Buuggeedka Garnaqsi waxaa ka qayb galay qaybaha kala duwan ee bulshada Balanbal, Buuga Garnaqsi oo gabayo ubadan ayaa waxaa qoray Abwaan Abdi Guuleed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.