Dhageyso:wasiir Janan oo ka hadli waayey dhibka shacabka Gedo ayaa eedayn usoo jiidiyey Jubaland iyo Dowlda Somaliya

janan

Wasiirka Amniga Dowlad goboleedka Jubbaland Cabdi rashiid Xasan “”Janan”” ayaa Dowladda Federaalka iyo Mamulkajubbaland ku eedeeyey inaysan ka warqabin xaaladaha ka jira dalka.
Waxa uu sheegay in todobaadkii la soo dhaafay gobolada Gedo iyo jubbooyinka lagu dilay ku dhawaad 10 Askari oo ka tirsanaa Ciidamada Jubbaland balse aan laga warqabin.

Wasiir Janan ayaa waxuu horay uga gaabiyey inuu ka hadlo shacabka Jubbaland gaar ahan gobolka Gedo kuwaas oo dilal, dhac , Kufsi u gaysteen Ciidamada Kenya ugu gaystay, wasiir janan ayaa waxaa kaloo ka hadli waayey Markii dowlada Federaalka usoo Gurmatay Shacabka Gobolka Gedo oo Madaxda ugu sareysa Jubbaland ay ku eedeeyeen dowlada inay daaqada kasoo gashay ayna faragalin ku hayso Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.