Daawo:Xildhibaan Cabdi Shire oo Hadal Xasaasi ah ka hor jeediyay Golaha Shacabka

Kullanka Guud ee munayaasha Golaha Shacabka oo uu shirguddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa waxay kaga hadleen sii wadista agendaha la xiriira wax ka bedelka xeer hooseedka Golaha shacabka oo kullankan kii ka horeeyay mudanayaasha aad uga doodeen.

Xildhibaan Cabdi Shire ayaa Hadal Xasaasi ah ka hor jeediyay Golaha Shacabka asagoo sheegay ka hadlay qodobo uu kamid yahay xeerka xilkaqaadista ama mooshin ka keenista masuuliyinta oo kamid yahay gudoomiyaha baralamaanka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.