Daawo:Madaxwaynihii Hore ee Fashilmay oo ka naxsaday shacabka Somaliyeed kadib markuu kudhawaaqay

xasan

Madaxwaynihii Hore ee Fashilmay Xasan Shiiq Maxamuud ayaa maanta waxuu ka naxsaday shacabka Soomaliyeed asagoo loo doortay guddoomiye KMG ah ee Isbaheysiga UPD [Union of Peace and Democracy], kaasi oo ay ku midoobeen 3 Xisbi siyaasadeed.

Xasan shiiq ayaa waxaa lagu xasuustaa markii doorashadii Madaxwaynaha looga guulaystay shaqaalaha Soomaliyeed sanad ku dhawaad Mushaar ma qaadan Madaxtooyada waxaa Xafiis ku lahaa Gabre iyo Dowlada Itoobiya iyo Soomaliya oo loo aqoon saday dal aan waxba lagu aamini Karin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.