Daawo:Wasiir Bayle Lacagaha Soomaaliya la siiyay waa deeq ee ma aha deyn

bayle

Wasiirka wasaarada Maaliyada Soomliya Cabdirahman Ducaale Bayle ayaa waxuu sheegay Lacagaha Soomaaliya la siiyay waa deeq ee mana ahan deyn, lacagahaas oo ku deeqeen World Bank iyo Midowga Yurub.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.