Daawo:Kulanka golaha shacabka oo maanta looga hadlay Mooshinada Barlaamanka

mursal

Kullanka Guud ee munayaasha Golaha Shacabka oo uu shirguddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa waxay kaga hadleen sii wadista agendaha la xiriira wax ka bedelka xeer hooseedka Golaha shacabka oo kullankan kii ka horeeyay mudanayaasha aad uga doodeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.