Daawo:Boosaaso Qalbi dhagax Calanka Somaliya Maxaa Laygu Soo dhawayn waayey

qalbidhagax

Magaalada Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga Maamul goboleedka Soomaliyeed ee Puntland ayaa waxaa Maanta soo gaaray Cabdikariim Sheekh Muuse Qalbidhagax halkaa soo si wanagsan loogu soo dhaweeyey, Qalbi dhagax oo la hadlaayey Masuuliyiin iyo Bulshadii ka qayb qaadatay Soo dhaweyntiisa ayaa waxuu sheegay “waxaan Ujeeda Calankii Puntland iyo Kii ONLF waan jeclaan lahaa inaan arko Calnkii Soomaliyeed ee Buluuga Ahaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.