Daawo:Garbahaaray Waraysi Askari waxbarsho iyo Difaaca Dalka Isku wada

ibtisam

Wariye Ibtisaam Suldaan Axmed “Ibtisaam Fani” ayaa waxay waraysi la yeelatay Ismaaciil Cabdi Xasan oo Askari ka tirsan Ciidanka Xooga Dalka Soomaliyeed oo ku suagan Magaalada Garbahaaray ee Gobolka Gedo, Ismacaail waa Askari fir fircoon oo Asagoo ku jira Difaaca Dalka dhamaystay Waxbarashada Dusiga Sarre.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.