gedotimes.com
Daawo:-Hooyo heysata caruur agoon ah oo ka qalin jabisay mid kamid ah Jaamacadaha Muqdisho
Hooyo Samiira Xaaji Cali oo Dagan Magaalada Muqdisho heysata 8 caruur agoon ah ayaa waxay ka qalin jabisay mid kamid ah Jaamacadaha Muqdisho waxayna kawar bixisay Waxyaabaha ku dhaliyey inay wax Ba…