Daawo:-Hooyo heysata caruur agoon ah oo ka qalin jabisay mid kamid ah Jaamacadaha Muqdisho

samiira

Hooyo Samiira Xaaji Cali oo Dagan Magaalada Muqdisho heysata 8 caruur agoon ah ayaa waxay ka qalin jabisay mid kamid ah Jaamacadaha Muqdisho waxayna kawar bixisay Waxyaabaha ku dhaliyey inay wax Barato ayadoo Agoon 8 Agoona Haysta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.