gedotimes.com
Sawiro:Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliya oo New York kulamo kula la qaatay Dhiggiisa Ruushka, Qatar iyo Kosovo
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Danjire Axmed Ciise iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeyb-galaya Shirka 73-aad ee Qaramada Midoob…