Daawo:Luuq Munaasabad Xariga looga Jaraayey kaalim shidaal oo cusub

luuq

Degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa waxaa ka dhacaday Xaflad balaaran oo maanta xariga looga jaraayay kaalim Shidaal cusub oo laga hirgaliyay degmada luuq ee gobolka Gedo , Furitaankii Kaalinta Shidaal ee Degmada Luuq ayaa Furitaankii ka qayb galay Maamulka Degmada Luuq oo ugu horeeyo Gudoomiyaha Degmada luuq Maxamed Xuseen Ganay iyo qaybaha kale ee Bulshada Luuq.

Gudoomiyaha Degmada luuq Maxamed Cismaan Ganay ayaa waxuu ganacsatada iyo Qurbajoogta kasoo Jeeda Gobolka Gedo inay maal gashtaan Gobolka Gedo iyo Degmada luuq.
ABDINOOR SHIKIR

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.