Daawo:Bilicda Magaalada Garbahaaray ee Gobolka Gedo

garbo

Magaalada Garbaaharay ee gobolka Gedo ayaa waxaa ka socda dhismayaal kala duwan oo wax ka badalaya bilicda Magaalada waxa kaloo horumar ka sameysay xaga waxbaarshada iyadoo laga hirgaliyey Dugsiyo Sare iyo kuwa hoose.

Wariya Warsame Xaaji ayaa waxuu waqti galiyey sidii uu usoo gudbin lahaa bilicda Magalada Garbahaaray ee Gobolka Gedo.

Hoos ka daawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.