gedotimes.com
Madaxwaynaha Soomaliya oo Koobka gudoonsiyey Ciyaaryahanada Waabari
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeybgalay, ciyaartii kama dambeysta aheyd ee tartanka kubadda cagta, Gobalka Banaadir oo ay ku guuleysatay Degmadda Waaberi.