Daawo:Waxgaradka Jubbaland oo waxba kama jiraan kasoo qaaday Hadalkii Senator Axme xaashi

axmed

dhawaan ayaa waxaa Magaalada Kismaayo gaaray xubno kasocda aqalka sarre ee Soomaliya kuwaas oo liidiray inay soo dhageystaan waxay ka tabanayaan dowlada Soomaliyeed oo kaliya lakiin badalkeedii waxuu ku kacay Guudomiyihii Xubnihii aqalka Sarre Axmed Xaashi ee loo diray Jubbaland inuu saxaafada ka dhaho dowlada ayaa isku dirtay shacabka iyo maamulka Jubbaland iyo asagoo dhahay waxaan la kulmay Bulshada jubbaland.

Hadaba waxgaradka Jubbaland gaar ahaan kuwa gobolka Gedo oo shir jaraaid ku qabtey magaalada garbahaarey ee Xarunta Gobolka Gedo ayaa arinkaas gaashaanka u daruurey oona sheegey hadalada uu ku hadalay Axmed xaashi ay aheyd hadal cadiifadeysan oo uu nin masuul ah ku hadlin loona baahan yahay Madaxada Aqalka Sarre iyo xubnahiisa inaysan isticmaalin warbixinta kismaayo laga Keenay taas oo ka fog xaqiiqda kajirta Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.