Daawo:Qalbi Dhagax oo Hargeysa yimid Magac Cusubna Loo Bixiyay

qalbidhagax

Magalada Hargeysa ayaa waxaa Maanta gaaray Cabdi Kariin Sheekh Muuse Qalbi-Dhagax oo ka mid ah saraakiisha Jabhada ONLF dhawaan laga soo daayey Xabi ku yaalla Addis Ababa ayaa soo dhoweeyn balaaran loogu sameeyay magaalada Hargeysa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.