Daawo:Jaaliyada jubaland ee Maraykanka Axmed Madoobe dadkii uu dilay iyo Hantidii uu boobay waana Qoran tahay

Qaar kamid ah Jaaliyada ka soo jeeda gobolada Jubooyinka ee gobolka Ohio ayaa isugu yimid shir ay uga hadlayeen arimaha Jubooyonka iyo guud ahaan Dalka Somalia, Shirkan oo ay ka soo qeyb galeen qeybaha kala duwan ee bulshada deegaanadaas ayaa diirada lagu saaray xaaladihii ugu dambeeyey ee ka jira Dalka gaar ahaana Gobolada Jubbooyinka.

Dadkii isugu yimid shirkaas aya waxay shegeen inay Hayaan Dadkii Axmed Madoobe iyo Jamhadiisa dileen iyo Hantidii ay Boobeen qaarna burburiyeen waana lagu xisaabtamayaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.