Daawo:Askari ka tirsan Ciidamada Dowlada oo Xili waxbarta Xiliga Kalana difaaca Dalkiisa

ismaaciil;

Ismaaciil Cabdi Xasan Waa Askari ka tirsan Guutada Tobanaad Ee Ciidanka Xoogga Dalka ee kusugan Magaalada Garbahaaray ee Gobolka Gedo ayaa waqtigiisa waxuu u qaybiyey labo mid waxbarsho iyo mid uu ka qayb qaata difaaca dalka soomaliya.

Ismaaciil Cabdi ayaa waxuu yahay wiil dhalinyaro ah oo dhigta Fasalka Form Four ee Dugsiga Sarre ee Amiir-nuur ee Gobolka Gedo ayaa waxuu ka codsaday in dowlada Soomaliyeed ka caawiso Waxbarashadiisa ilaa Heer Jaamacadeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.