Madaxweynaha Deegaanka Soomaalida oo booqday Gobolka Faafan ayaa shacabkiisa ugu baaqay midnimo

mustafe

Madaxweynaha Dowlada Deegaanka Soomaalida Mustaf Muxumud Cumar ayaa booqday Gobolka Faafan ayaa shacabkiisa ugu baaqay midnimada in laga shaqeeyo, Madaxwayne Mustafe ayaa waxuu booqday Qabribayax waxana si wayn usoo dhaweeyey qaybaha Bulshada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.