Human Rights Watch Oo sheegtay Muwadinin Ingiriis ah inay kujiraan Cisbitaaladda Dhimirka Somaliland

xabsi

Human Rights Watch ayaa waxay Ka Dayrisay Xaalada Cisbitaaladda Dhimirka Somaliland kuwaas oo ay kajirto xaalad aad xun iyo daryeel la’aan soo wajahday dadka kujira isbitaalada Dgimirka Soomaliland, Human Right Watch ayaa waxay kaloo sheegtay inay Jiraan Muwadinin udhashay dalka Ingriiska oo ku dhibaataysan isbitaalada dhimirka ee Somaliland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.