gedotimes.com
Daawo:Xildhibaan Cabdi shire Waxaa soo jeedinaya in aroos Qaran loo sameeyo lamaanaha isdoortay si aysan u dareemin takoor.
Xildhibaan Cabdi shire jaamac oo kamida Xildhibaanada Federaalka soomaliya oo ka qayb galay kulankii Xildhibaanada Dowlada Federaalka soomaliya oo kadhacay Xarunta Golaha shacabka, Kulanka waxaa sh…