Daawo:Wasiirka Arimaha Gudaha Jubbaland oo isku dayey In Qiyaamo Shacabaka Gedo

darwiish

Wasiirka Ariimaha gudaha Jubbaland Darwiish ayaa waxuu Isku daayey 10 ka hor inuu Qiyaamo shacabaka gobolka Gedo gaar ahan kuwa Magaalada Garbaaharay asagoo waydiistay Lacag si ay u helaan mashaariic horumarineed kuwaas oo aan ilaa iyo hada hirgalin.

BalanQaadkii uu sameeyey Wasiirka Arrimaha Gudaha Jubbaland 10 Bilood kahor ayaa waxba ka hirgalin waxaana balanqaadkiisa kamid ahaa dhismaha Kaansilada Degmooyinka Gedo iyo Mashaariic uu balan qaaday oo sheegay inuu lacagtoodii hayo lakiin laga rabo degmooyinka Gobolka Gedo mido=iiba inay bixiso 10,000 Doollor si ay Mashaaricda u helaan taasina waxay ku tusaysaa inuu aha Wasiir soo shaqo tagay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.