Culimada Borama Oo Xeerka Kufsiga ku sheegay mid Xad gudub ku ah Diinta Islaamka

culumo

Golaha Culumada Awadal iyo salal ayaa waxay soo saareen Bayaan ay kaga soo horjeedaan Xeerka Kufsiga Soomaliland ee dhawaan Golaha wakiilada ay soo saareen, Culumada ayaa isku raacay in xeerkaan yahay mid xad gudub ku ah shareecada Islaamka loo baahan yahay in lajoojiyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.