Shiikh Shariif ayaa ka hadlay ninkii dhawaan lagu Gubay Muqdisho

sharif

Madaxweynihii hore ee dowladii Ku meel gaarka aheyd Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa waxa uu ka hadlay dilalkii ugu dambeeyey ee ka dhacay muqdisho, gaar ahaan dilkii Axmed dowlo oo la dilay kadibna la gubay inuu ahaa mid aad u naxdin leh.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.